Buuga Macallinka 1 Buuuga Caruurta

Buuga Macallinka 1 Buuuga Caruurta

Yazıcı-dostu sürüm

Buugag loogu talagalay Caruurta

Xarumaha dhaqanka ee Yunus Emre ayaa diyaariyay guddi ka kooban macallimiin Turki ah iyo khubaro ku xeel dheer cilmiga dhaqanka Qubaradaas ayaa diyaariayay buugag  sida buuga hagida Macalimka, buuga barida dersiga heeso codad maqal ah.

Buugaagtas waxay kor uqaadaayaan waxtarka heerka Buuga A1. Turkish Set ee loo diyaariayay Caruurta si taas loogaaro waxaa la bartilmaamedsaday kooxa 6-9 sano jirka ah.

Waxaa loogu talagalay carruurta iyo macallimiinta raba inay bartaan luuqada Turkiga sidii af qalaad, gaar ahaan carruurta Siiriya ee ku hoos jirta ilaalinta kumeel gaarka ah waddankeenna.

 

Iibka: 0 312 309 11 88 / 1059
E-Posta: hacer.afsar@yee.org.tr